Saxilnews.com
Daawo:- Barnaamij Laga Diyaariyey Dadka U Ooya Dadka Dhinta , Goobta Ay Ku Nool Yahiin Iyo Qaabka Ay Ilmada Iskaga Keenan
February 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Jigjiga (Saxilnews):- Saxafiga Caanka ah ee Cabdislaan Ibraahim Hereri ayaa waxaa uubarnaamij xiiso gaar ah xanbaarsan ka diyaariyey magaalada Jigjiga ee caasimada maamulka Somalida dalka Itoobiya

 

Sidoo kale waxaa barnaamijkan qeyb ka mid ah wareysi uu ka qaadey mid ka mid ah haweenka u ooyada dadka dhinta oo dhalashadeedu tahay ( Axmaaro )

Halkan Hoose Ka Daawo Hordhaca Barnaamijkan

COMMENTS
Latest News