Hargeysa(Saxilnews)Deg Deg Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Meelo Ka Mid Ah Somaliland + Akhri Goobaha Uu Roonku Ka Da’ay wararka soo gaadha shabakada caalamiga ah ee saaxilnews.com waxa ay sheegaan in maanta galinkii danbe uu roob weyni ka da’ay magaaladda kala-baydh oo u dhaxays magaalooyinka Gabiley iyo Borama waxaanu wararku inta ku darayaan in uu roobkaasi gabi ahaanba ka da’ay Degmooyinka Hoos yimaada Magaaladaas mana jirto waxa khasaare ah oo uu roobkaasi gaystay dhanka kale waxa roob weyni ka da’ay Degmadda salaxley iyo tuulooyin hooos yimaada sida .Balli-ciise, Dogob-cadka, Baha dhamal, Kaam-tuug, Ina-Guuxaa .Toon Iyo gudaha magaalada Sallaxley. raxmaadka eebe ayaa ku soo Beegmayaan iyadda oo dad iyo duunyaba hamuun badan loo qabo Kala Soco Wixi Warar Ah Ee Ku SOo Kordha Isha Ku Hay !