Saxilnews.com
Deg Deg Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Meelo Ka Mid Ah Somaliland + Akhri Goobaha Uu Roonku
November 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews)Deg Deg Roobabkii Guga Oo Ka Curtay Meelo Ka Mid Ah Somaliland + Akhri Goobaha Uu Roonku Ka Da’ay  wararka soo gaadha shabakada caalamiga ah ee saaxilnews.com  waxa ay sheegaan in maanta galinkii danbe uu roob weyni ka da’ay magaaladda kala-baydh oo u dhaxays magaalooyinka Gabiley iyo Borama waxaanu wararku inta ku darayaan in uu roobkaasi gabi ahaanba ka da’ay Degmooyinka  Hoos yimaada Magaaladaas mana jirto waxa khasaare ah oo uu roobkaasi gaystay  dhanka kale  waxa roob weyni ka da’ay Degmadda salaxley iyo tuulooyin hooos yimaada sida .Balli-ciise, Dogob-cadka, Baha dhamal, Kaam-tuug, Ina-Guuxaa .Toon Iyo  gudaha magaalada Sallaxley.  raxmaadka eebe ayaa ku soo Beegmayaan iyadda oo dad iyo duunyaba hamuun badan loo qabo  Kala Soco Wixi Warar Ah Ee Ku SOo Kordha Isha Ku Hay !

COMMENTS
Latest News