Hargeysa(Saxilnews) Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Ibraahin Googooye ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda kaga aadan go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka gaadhay lix goobood oo ku yaala waqooyiga hargeysa oo ay ka bilaabmayso diiwaangalintu iyo sidoo kale gogosha nabadeed ee ay xukuumadu magaalada burco ugu fidisay beelaha degga gobolka sool.