Saxilnews.com
Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Xisbi Ahaan Kaga Aadan Go’aanka Ay Xukuumadda Somaliland Ka Gaadhay Lix Goobood Oo Ku Yaala Waqooyiga Hargeysa
August 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Xoghayaha guud ee xisbiga UCID Ibraahin Googooye ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda kaga aadan go’aanka ay xukuumadda Somaliland ka gaadhay lix goobood oo ku yaala waqooyiga hargeysa oo ay ka bilaabmayso diiwaangalintu iyo sidoo kale gogosha nabadeed ee ay xukuumadu magaalada burco ugu fidisay beelaha degga gobolka sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News