Hargeysa(SaxilNews)-Gudooamiyaha Timo-jarayaasha Somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqada ay dalka ka hayaan oo uu sheegay inn cidhiidhi la galiyay,sidoo kalena waxa uu ka hadlay go’aankii dhawaan ay soo saartay wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland.