Saxilnews.com
Gudida Ruqsad Bixinta Iyo Anshax Marinta Qareenada Somaliland Oo Kulan Iskugu Yimi Iyo Ujeedada Kulanka
August 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Gudida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenada Somaliland oo maanta kulan iskugu yimi ayaa waxay ku doorteen gudoomiye cusub ee manjaraha u haya gudida ruqsad bixinta iyo qareenadda Somaliland.Waxaana gudidan oo ka kooban 7 xubnood isla markaana ka kala socday 5 hay’adood ay gudoomiyaha guddida ruqsad bixinta iyo anshax marinta qareenadda Somaliland  u doorteen Mustafe Kirix Cawad.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News