Saxilnews.com
Gudoomiyaha Rayslayaasha Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aan Dhawaan Kasoo Baxay Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland
August 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Gudooamiyaha Timo-jarayaasha Somaliland oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeysa ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqada ay dalka ka hayaan oo uu sheegay inn cidhiidhi la galiyay,sidoo kalena waxa uu ka hadlay go’aankii dhawaan ay soo saartay wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News