Hargeysa(SaxilNews):- Xusseyn Dayr wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga ayaa waxaa uu maanta la wareegay shaqada afheyeenka madaxtooyada Somaliland oo uu xilkaasi wareejiyey muddo 8 bilood ah ka hor.
Wasiirka ayaa uu madaxweyne siilanyo ka qaadey xilkii wasiirnimo ee uu hayey muddo ka yar 9 bilood ka yar isla markaana waxaa uu madaxweynuhu dib ugu soo celiyey xafiiskii uu markii hore ka dalacsiiyey
Dadka siyaasada Somaliland falanqeeya iyo goobaha ay ku kalmaan bulshadu ee loo yaqaano Soical media ayaa waxaa ay ku falan qeenayaan arintani waxaana ay dadku tilmaaameen in masuulkani yahay masuul ku saqiiray saxaada siyaasada Somaliland