Saxilnews.com
XUSSEN DAYR OO DIB ULA WAREEGAY SHAQADA XAFIIS UU 8 BILOOD KA HOR KA DALACEY + (SAWIRO).
August 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews):- Xusseyn Dayr wasiirkii hore ee wasaarada ganacsiga ayaa waxaa uu maanta la wareegay shaqada afheyeenka madaxtooyada  Somaliland oo uu xilkaasi wareejiyey muddo 8 bilood ah ka hor.

DSC_0185

Wasiirka ayaa uu madaxweyne siilanyo ka qaadey xilkii wasiirnimo ee uu hayey muddo ka yar 9 bilood ka yar isla markaana waxaa uu madaxweynuhu dib ugu soo celiyey xafiiskii uu markii hore ka dalacsiiyey

DSC_0163

Dadka siyaasada Somaliland falanqeeya iyo goobaha ay ku kalmaan bulshadu ee loo yaqaano Soical media  ayaa waxaa ay ku falan qeenayaan arintani waxaana ay dadku tilmaaameen  in masuulkani yahay masuul ku saqiiray saxaada siyaasada Somaliland

DSC_0113DSC_00145DSC_0147

DSC_0249

COMMENTS
Latest News