Hargeysa(SaxilNews) -Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta ka hadlay halka uu marayo wada hadalada tooska ah oo magaalada caynaba uga furmay kooxda nabad diidka ah ee Khaatumo iyo dawlada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka