Saxilnews.com
DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Hadlay Shir Lid Ku Ah Qarannimada Somaliland Oo Hargeysa Lagu Qabtay
August 6, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNEws) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Hay’ad ka mid ah Kuwa Qaramada Midoobay oo la sheegay inay Dhawaan Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan Lid ku ah Qaranimada Somaliland.

 

COMMENTS
Latest News