BERBERA (Saxilnews.com)-wasiir ku xigeenka & agaasimaha guud ee wasaarada kalluumaysiaga somaliland ayaa furay shirkii kalluumaysiga s/land oo lagu qabtay hotel mansoor ee magaalada berbera.
shirkan waxa lagaga hadli doonaa mudada uu socdo arimo mihiima oo ay ka mid yihiin samaynta dalad guud ee kalluumaysata somaliland
- ka hortaga xalufka bada iyo ka faa idaysiga khayraadka bada
- iyo sidii loo samaynlahaa gudi kasoo talo bixisa carwo bandhigeed dhinaca kalluunka ah oo lagu qaban doono bisha 10aad ee sanadka magaalada berbera
waxaa halkaasi ka hadlay maxamed xaaji aadan oo ah wasiir ku/kallumaysiga
waxaanu yidhi;shirkani wuxuu kamid yahay shirarka 3biloodlaha ah ee wasaarada kaluumaysiga
waxaana kaqayb qaadanaaya hayadaha maxaliga iyo kuwo caalamiya ee la shaqeeya wasarada kalluumaysiga
waxa iyana goob joog ahaa oo ugu horayntii shirkani ka hadlay mayerka magaalada berbera c/shakuur maxamuu xasan cidin & gudoomiyaha gobolka saaxil fahmi cabdi bidaar oo iyagu xalkaasi hadalo dhiiri galina ka soo jeediyeye..
BY MAXAMED XASAN FARADEERO
SAXLNEWS005@GMAIL.COM
HEAD OFFICE BERBERA (SAAXIL)