WARBIXIN: Halkay Ku Danbeysay Hawshii Dib U Eegida Iyo Ucadaalad Falka Shaqaalaha Wasaarada Warfaafintu

0
23

Hargeisa(Saxilnews) Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Oo Ah wasaarada Qaranka Somaliland Uqaabilsan Warfaafinta Iyo Tabinta Hawlaha Warar Isgaadhsiinta Iyo Tayaynta Dhaqankeena Suuban Ayaa Waxay Ladaalaa Dhacaysa Shaqaale Tiradooda Lagu Qiyaaso 700 Oo Qof Oo Intooda Badan Qaranka Aan Ushaqayn Kana Soo Xaadirin Xarunta Guud Ee Wasaarada Wasaarada Oo Kakooban Sadex Waaxood Oo Muhiima Tvga Qaranka Ilaacada Radio Hargeisa Iyo Wakaalada Wararka Solna Iyo Joornaalka Dawlada Ee Dawan Wasiir Kasta Oo Uu Madaxweynaha Qaranku Usoo Magacabo Wasaaradan Waxa Uu Qoraa Shaqaale Badan Taasoo Kolba Sii Dalacada Tirada Shaqaalaha Ah Ee Kahawl Gala Waaxyaha Wasaarada Shaqaalaha Wasaarada Sida Saxda Ah Uga Hawl Gala Oo Tiradoodu Yartahay Ayaa Badankoodu Ku Dulmanyihiin Wasaarada Iyaga Oo Shaqeeya Waqtiyo Dheeriya Isla Mar Ahaantaasina Aan Qaadan Gunooyin Kufilan Taasina Waa Cadaalad Daro Baahsan Oo Kadhexjirta Wasaarada Warfaafinta Ila Imikana Aan Waxlaga Qaban Waxa Jira Shaqaale Udiiwan Gashan Wasaarada Balse Aan Kasoo Xaadirin Shaqada Qaranka Iyo Wasaaradaba Kana Mushahar Iyo Gunaba Badan Shaqaalaha Hadh Iyo Habeen Uheelan Shaqada Qaranka Una Daacad Ah Arintaasina Waa Arin Hor Yaala Wasiir kasta Oo Loo Soo Wakiisho Wasaaradan Mana Jiro Ilaa hada Wasiir Isku Dayay Oo Meel Mariya Inuu Ucadaalad Faro Shaqaala Waynaha Wasaarada Warfaafinta Cadaalad Darada Kale Ee Kajirta Wasaarada Warfaafinta Ayaa Waxay Tahay In Shaqaaluhu Ay kala Leeyihiin GRADE Ama Darajo AY Uga Diiwan Gashan Yihiin Xarunta Shaqaalaha Dawlada Sida A B C Wxaana Kajira Wasaarada In Shaqaale GRADE Kiisu Uuyahay B Uu Ka Guno Bato Mid A Ah Anba Mid C Ahaa Uuka Guno Bdanyahay Mid B Ah Sababtuna Waxa Weeye Cida Maamulka markaa haysaa Ay Qof Jeclaysi Iyo Qabyaalad Ukala Fadilaan Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Wasirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta Imikana Ah Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Mahamed Daahir Cukuse Ayaa Markuu Yahay Xilka Wasaarada Wuxuu Ku Dadaalay Inuu Fara Galiyo Arinta Gunooyinka Iyo Inuu Ucadaalad Falo Shaqaala Waynaha Wasaarada Wasiir Cukuse Wuxuu Arintaas Uxilsaaray Gudi Kakooban Udub Dhaxaadka Iyo Qamaamuurta Shaqaalaha Wasaarada Wxaanu Ku Amray In Shaqaalaha Ay Qiimayn Iyo Dib U Eegis Kusameeyaan Gudidii Waxay Bilaabeen inay shaqaalaha Madaxtaabasho Iyo Kulamo layeeshaan iyagoo qofkasta waydinaaya Darajadiisa Iyo Wuxuu Qaranka Ugu Xilsaaranayahay Wasiir Cukuse Oo Hawshaa Kuguda Jira Iyo Kamidha Dhalinteeda Ayaa Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Ahmed Siilaanyo Wuxuu Ubadalay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Waxaanu Usoo Magacaabay Wasaarada Wasiir Cismaan Saxardiid Cadaani Waxaanay Shaqaaluhu kusoo Dhaweeyeen Farxad Iyo rajo Wanaagsan Waxaanu Wasiir Cadaani balanqaday Inuu Shaqaalaha Ucadaalad fali Doona wasiir-cadaani-1 Wasiir Cismaan Saxardiid Cadaani Ayaa Ah Wasiir Hal Adag Goaamo Geesinimana Leh Qaata Ayaa Ilaa Hada Shaqale Waynaha Wasaarada Warfaafintu Kafilayaan Inuu Arintaa Fara Galiyo Una Cadaalad Falo Arintaa Soo Jireenka Noqotayna Uu Kaguto Waajibkiisa Saaran Ee Dastuuriga Ah Shaqaalaha Wasaarada warfaafinta Ayaa Badankoodu Waxayka Niyad Jabeen Shaqdii Qaranka Kadib markii Ay Ilaa Hada Waysan Yihiin Iyadoo Ay Isbadal Ka Layihin Arinta Ay ka Cabanayaan Hadaba Daawo Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Kahadlaaya Cadaalad darada taala wasaarada warfaafinta Iyo Cida Dabada Hysa Waajibna Tahay In Lasimo Shaqaalaha Loona Cadaalad Falo Xili Uu Hadlaayay Markuu Hayay Xilka Wasaarada Warfaafinta “Wixii Way Fulayaan Maanta Waxaanay Ku Fuli Doonta Sikhayr Leh Oo Hiil Unoqon Doonta Ninka Tabca Oo Hiil Unoqon Doonta Ninka Shaqeeya Ninka Wanaagsan Ee Risqiga Xalaasha Ah Cuna”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here