WAR DEGDEGA :WASIIRKA WASAARADA WAXBARASHADA OO XILKII UU QARANKA UHAYEYE KA HAYAAMAY

0
24
Hargeysa (SAXILNEWS)_Wasiirkii wasaarada waxbarashada iyo tacliinta Sare Faarax Cilmi Geedolle, ayaa goordhawey shaaca ka qaaday inuu gebib ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayey xukuumadda Siilaanyo.
wasiirka wasaarada beeraha  Farax Calmi Geedolle ayaa war-baahinta la hadlaayeye u sheegay is CaSIlaadiisa, isagoo ka haddlayana wuxuu haddalkiisa ku bilaabay sidan:-
“Maanta oo salaaso ah oo bishu tahay 27/10/2015 waxaan halkan ku soo gudbinayaa in aan maanta iska casilay xilkii wasiirka wasaarada wax-barashad iyo tacliinta sare, anigoo aad mahad weyn  ugu haya madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland  Axmed Siilaanyo iyo marwada Qaranka Aamin Waris Maxamed Jirde, intii aan la shaqaynayey sida karaamada leh ee aanu u wada shaqaynaynay,hawshan maaha mid xagood ka timiday ee waa mid dhagayka ah oo ah i hankayga siyaasadeed in aan u madax-bannaanado, ” Ayuu yidhi Wasiirkii hore ee waxbarasga Faarax Cilmi Geedolle
Pro:Farax Cilmi geedolle oo ahaa wasiirkii wasaarada Tacliinta Somaliland, ayaa hadda cagta saaray jidkii ay mareen ragii ay iskugu dhawayeen xukuumadda, waxaanu la xuluufo noqonayaa mucasiliintii ka hayaamay xukuumadda siilaanyo

ALLA MAHAD LED

FARAX CILMI GEEDOOLE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here