Berbera (saxilnews.com): cuqaasha, wax garadka iyo Aqoonyahnka Gobolka Saaxil ayaa si adag uga dayriyay dadka danyarta ah ee shaqo la’aantu ay ku dhacday kadib markii xukuumada somaliland ay albaabada u xidhay xafiisyada wakiilada maraakiibta koonteenarada xambaara mudo 5 cisho ka hor ah