Saxilnews.com
MURUQMAALKA OO WALAAC KA MUUJYAY SHAQO YARANTA DEKEDA BERBERA
September 12, 2019 - Written by Maxmed gamuute

Berbera (saxilnews.com): cuqaasha, wax garadka iyo Aqoonyahnka Gobolka Saaxil ayaa si adag uga dayriyay dadka danyarta ah ee shaqo la’aantu ay ku dhacday kadib markii xukuumada somaliland ay albaabada u xidhay xafiisyada wakiilada maraakiibta koonteenarada xambaara mudo 5 cisho ka hor ah

COMMENTS
Latest News