Berbera (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxakmada Gobolka saaxil Ayaa Manta Ka Hadashay Inay Faraha Ka Qaadidoonto Hadii Lagu soo Cadayn Waayo Danbiga Loo Haysto
Waxa Kale Oo Fashiliyey Shirqoolay Sodon Cisho Ah Ay Ciidanka Boolisku Ku Rabeen Meel Marinta Xadhiga Masuuliyiinta Iyagoo Maxakmada U Geeyey Codsi Madheera Loogu Gudbinayo Maxaabistaasi Sheegayna Inay Maxakmadu Ka Diiday”