Maxakmada Gobolka Saaxil Ayaa Ka Hadashay Xadhiga Sharci Darada Ah Ee Lagu Haysto Mujaahidiinta Iyo Ganacsatada Berbera ”

0
28

Berbera (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxakmada Gobolka saaxil Ayaa Manta Ka Hadashay Inay Faraha Ka Qaadidoonto Hadii Lagu soo Cadayn Waayo Danbiga Loo Haysto

Waxa Kale Oo Fashiliyey Shirqoolay Sodon Cisho Ah Ay Ciidanka Boolisku Ku Rabeen Meel Marinta Xadhiga Masuuliyiinta Iyagoo Maxakmada U Geeyey Codsi Madheera Loogu Gudbinayo Maxaabistaasi Sheegayna Inay Maxakmadu Ka Diiday”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here