Madaxweyne Trump Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadlay Weerarkii Lagu Dilay Jeneraal Qaasim

0
25

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka markii ugu horreysay kaga hadlay duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Jeneraal Qaasim Sulaymani oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds.

“Iiraan weligeed dagaal kuma aysan guulaysan balse weli wadahadal ma aysan waayeen!” ayuu bartiisa twitter-ka ku qoray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here