Saxilnews.com
“ Trump Wuxuu Mudanyahay In Looga Mahadceliyo Weerarka Lagu Dilay Jeneraalkii Iiraan ..” Raysal Wasaaraha Isreal
January 3, 2020 - Written by cali abdilaahi

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa soo dhaweeyey duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay Jeneraal Qaasim Sulaymani oo ahaa madaxa cutub kamid ah ciidamada ilaalada kacaanka ee dalka Iran oo lagu magacaabo Quds.

“Israa’iil waxay garab taagantahay Maraykanka iyo dadaalka ay nabadda iyo amnigaba ugu jirta.” Ayuu yidhi

Waxa uu sidoo kale sheegay in Maraykanka uu xaq u leeyahay inay isdifaacan.

COMMENTS
Latest News