Hargeysa ( saxilnews) Gaadhigii Wasiirada Wasaarada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa galay Shil Gaadhi kadib Markii Baabuurka wasiirku iyo Baabuur weyn oo Noca Xamuul ahi si xun isugu dhaceen Nawaaxiga Galbeed ee Huteelka Summer-Time inkastoo aan wax khasaare ahi soo gaadhin Dirawalkii iyo Askartii la socdey Baabuurkaasi.
Shilkan Baabuurka Wasiirka Maaliyadu ku galay ayaa ilaahay ka badbaadiyay dirawalkii iyo Askartii saarnaa Baabuurka maadaama ay dib ugu soo booday (Airback), oo ka
shilkaa uu galay gaadhiga wasirka maliyada somaliland ayaa xanibay isku socodkii wadadaa oo ah mid hal bowlaah madama oo ay ku kulmaan gawaadhida ka kala yimaadolabada wado ee la kala qaybiyaay
maxamed xasan aadan
saxilnews.com
saxilnews005@gmail.com