Saxilnews.com
Gaadhigii Wasirada Maliyada Somaliland Oo Galay Shil gaadhi oo Khatara + Daawo Sawiro
August 21, 2015 - Written by admin

Hargeysa ( saxilnews) Gaadhigii Wasiirada Wasaarada Maaliyada Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa galay Shil Gaadhi kadib Markii Baabuurka wasiirku iyo Baabuur weyn oo Noca Xamuul ahi si xun isugu dhaceen Nawaaxiga Galbeed ee Huteelka Summer-Time inkastoo aan wax khasaare ahi soo gaadhin Dirawalkii iyo Askartii la socdey Baabuurkaasi.

Shilkan Baabuurka Wasiirka Maaliyadu ku galay ayaa ilaahay ka badbaadiyay dirawalkii iyo Askartii saarnaa Baabuurka maadaama ay dib ugu soo booday (Airback), oo ka

shilkaa uu galay gaadhiga wasirka maliyada somaliland ayaa xanibay isku socodkii wadadaa oo ah mid hal bowlaah madama oo ay ku kulmaan gawaadhida ka kala yimaadolabada wado ee la kala qaybiyaay

 

hhhh ppppp rrrrrrrrrrrrrrrrrrrrr Shil Baabuur2 uuuuu Shil Baabuur1 Shil Baabuur3 Shil Baabuur10

 

 

 

 

 

 

 

 

maxamed xasan aadan

 

 

saxilnews.com

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News