DOOD CILMIYEED LAGU FALANQAYNAAYAY QAADKA IYO DHIBAATOOYINKA UU KU HAYO BULSHADA AYAA MAANTA LAGU QABTAY DEGMADA SHEIKH

0
24

SHEIKH ( SAXILNEWS.COM )

dood cilmiyeed lagu falanqaynaayay qaadka iyo dhibaatada uu ku hayo buulshada reer somalilan ayaa maanta lagu qabtay hoolka dawlada hoose ee degmada sheikh ,dood cilmiyeedkan oo ay soo qabanqaabisay dalada dhalinyarada ah ee sonya waxa kale oo iyaguna ka qayb qaadanaayay dood cilmiyeedkan  oo dhalinyarada reer sheikh kala qayb qaadanaayay 18 dhalinyaro ah oo ka kala socday gobolada galbeedka somaliland  oo safar ku soo maray gobolada bariga somaliland

waxa dood cilmiyeedkan ugu horayn furay maayir ku xigeenka ahna kusimaha maayirka degmada sheikh cabdi cartan xaaji abokor oo dhalinyaradii dood cilmiyeedkan ka qayb qaadanaayay faahfaahin iyo sharaxaad dheeraada ka siiyaya taariikhda  qadiimigaa ee ku duugan degmada sheikh

 

waxa sidoo kale iyana kulakaa ka hadlay masuuliyiin badan sita taliyaha boliska degmada sheikh aamin maxamd cabdi , xoghayaha dawlada hoose ee degmada sheikh cali ahmed xaaji abdilaahi

waxana dood cilmiyeeedkan ay isugu yimaadeen dhalin yarada reer sheikh iyo dhaliyaradan ka socotay gobolada galbeedka somaliland lagu lafa guraayay sidii xal loogu heli lahaa masiibada qaadka iyo mukhadaraadka qaadku leeyahay ee haysta bulashada reer somaliland iyo dhalin yarada reer somaliland

 

dhalin yarada ka socday gobolada bariga somaliland ayaa geestooda ka xog waramay aragtiyaha kala duwan ee ay ku soo arkeen goboladaa ay soo mareen iyagoo sheegayna in ay soo mareen gobolo nabdoon ay soo arkeen

 

S1910004 S1910021S1910005 S1910006S1910023 S1910027

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here