Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay guud ahaanba xilkii iyo xubin nimadii xisbiga Kulmiye gudoomiyihii Kulmiye ee degamada Daarasalaam Md Saleeban Xussen Cumar
Masuulkan iscasilay ayaa ku sababeeyey iscasilaadiisa sababo isaga u gaar ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan