Saxilnews.com
Deg Deg Daawo:- Mid Ka Mid Ah Gudoomiyayaasha Xisbiga Kulmiye Oo Hada Iscasilay
October 3, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay guud ahaanba xilkii iyo xubin nimadii xisbiga Kulmiye gudoomiyihii Kulmiye ee degamada Daarasalaam Md Saleeban Xussen Cumar

Masuulkan iscasilay ayaa ku sababeeyey iscasilaadiisa sababo isaga u gaar ah

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News