Deg Deg Ciidamada Booliska Degmada Ceel-afwayn Oo Xabsiga U Taxaabay Laba Wariye Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Ururka Saxafiyiinta SOLJA Oo Ka Hadlay  

0
17
Hargeysa(Saxilnews) Ciidamada booliska degmada Ceel-afwayn ayaa maanta xabsiga u taxaabay laba wariye oo ka hawl gala degmada,waxaana xadhiga labadaasi wariye ka hadlay gudoomiye ku xigeenka ururka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA Kayse Axmed Digaale

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=XCi7-wt0T1A

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here