Dawlada Hoose Magaalada Berbera Ayaa Manta Dhagax Dhigay Inuu Dhamaytiri doonaan Dhismaha Ilaa Shan iyo Toban Guri Oo Kuyaala Xaafada Daroole Ahna Guriyihii Dawlada Hoose Oo Aan Ilaa Hada La Isticmaalin Mudo Sideed Iyo Toban Sano Ah Maayarka Berbera C/shakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa sheegay inuu dhamaystiri doona guryahaasi oo ay Dawlada Hoose Leedahay Halkan KA DAAWO : https://www.youtube.com/watch?v=8dyBM9fb0ys