Saxilnews.com
Dawlada Hoose Ee Berbera Ayaa Manta Dhagax Dhigtay Dhismaha Guryaha Dawlada Hoose Xaafada Barwaaqo ,, Waxaanu Dhisaynaa Shan iyo Toban Guri Maayar Cidin ,,
February 1, 2015 - Written by admin

Dawlada Hoose Magaalada Berbera Ayaa Manta Dhagax Dhigay Inuu Dhamaytiri doonaan  Dhismaha Ilaa Shan iyo Toban Guri Oo Kuyaala Xaafada Daroole Ahna Guriyihii Dawlada Hoose Oo Aan Ilaa Hada La Isticmaalin Mudo Sideed Iyo Toban Sano Ah Maayarka Berbera C/shakuur Maxamed Xasan Cidin ayaa sheegay inuu dhamaystiri doona guryahaasi oo ay Dawlada Hoose Leedahay Halkan KA DAAWO :  https://www.youtube.com/watch?v=8dyBM9fb0ys

COMMENTS
Latest News