Hargeysa(Saxilnews)-Wasiirkii hore ee wasaaradda Biyaha Xuseen Axmed Cabdulle ayaa dhaliilo xoogan usoo jeediyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu sidoo kale ka hadlay isku shaandhaymaha uu madaxwayne Siilaanyo ku sameeyo xukuumaddiisa.
Halka hoose ka daawo muuqaalka warka