Gudoomiye Saleebaan ayaa ka dhawaajiyey in dib loo dhigay ka doodida muddo kordhinta loo samaynayo xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu sheegay in xildhibaanada ay hor keeni doonaan nuxurka warqada uu madaxwayne Siilanayo usoo gudbiyey golaha.
Sidoo kael gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa uu fariin u direy xukuumadda Xamar.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=VzE3v-petBk