Hargeysa (SaxilNEws) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay Hay’ad ka mid ah Kuwa Qaramada Midoobay oo la sheegay inay Dhawaan Magaalada Hargeysa ku qabatay Kulan Lid ku ah Qaranimada Somaliland.