Sool (SaxilNEws):- Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo maanta saxaafada Kula hadley magaalada Buuhoodle waxaa uu sheegay in ragii masuulyiinta ahaa ee xalay yimid magaalada Caynabo ee gobalka Sool si ay wada hadalo ula furaan Somaliland aanay ku imanin talo baarlamaan balse ay yahiin Fidmo Wadayaashii Dhibta U Horseeday Deegaanada SOOL SANAAG BARI IYO XAYSIMO Oo Uu Sheegay In Ay Laaluushkii Qaadan Jireen Ka Goosatay Dawlada Federaalka Somaliya
Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Khaatumo waxaa uu sheegay in aanay aqbaleen in uu Cali Khaliif siduu doono ka yeelo meesha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas