Saxilnews.com
DAAWO-MUUQAAL:- MADAXDA MAAMULKA KHAATUMO OO UU SOO KALA DHEX GALAY KHILAAFKII UGU CUSLAA +CALI KHALIIF OO TALO KU CIIRTEY
August 5, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

 

Sool (SaxilNEws):-  Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo maanta saxaafada Kula hadley magaalada Buuhoodle waxaa uu sheegay in ragii  masuulyiinta ahaa ee xalay yimid magaalada Caynabo ee gobalka Sool si ay wada hadalo ula furaan Somaliland aanay ku imanin talo baarlamaan balse ay yahiin  Fidmo Wadayaashii Dhibta U Horseeday Deegaanada SOOL SANAAG BARI IYO XAYSIMO Oo Uu Sheegay In Ay Laaluushkii Qaadan Jireen Ka Goosatay Dawlada Federaalka Somaliya

 

Sidoo kale gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Khaatumo waxaa uu sheegay in aanay aqbaleen in uu Cali Khaliif siduu doono ka yeelo meesha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaas

COMMENTS
Latest News