Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka jawaabeycashuuro dheeraad ah oo ay ka cawdeen masuulyiinta shirkada SBI oo ay sheegen in lagu soo rogay
Wasiirka ayaa waxaa uu si cad u sheegay in isaga oo ah wasiirkii madaxtooyadu aanu ogeyn cashuurahaas dheeradka ah ee lagu soo rogay shirkadaha sharabka iyo biyaha isla markaana ay tix galin doonan cabashada masulyiinta shirkada SBI ka soo yeedhay oo ay u gar niqi doonan dawlada hoose iyo shirkada iyaga oo dhex ah
Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in siyaasada xukuumadiisu ay tahay in gacansiga iyo wax soo saarka dalka la dhiiri galiyo isla markaana la koriyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka
https://www.youtube.com/watch?v=b5IjGe5TBeg