Saxilnews.com
Daawo:-Madaxtooyada Somaliland Oo Si Deg Deg Ah Uga Jawaabtey Cabasho Ka Soo Yeedhay Shirkada Sharaabka Ee SBI
February 13, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (SaxilNews):- Wasiirka wasaarada madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka jawaabeycashuuro dheeraad ah oo ay ka cawdeen masuulyiinta shirkada SBI oo ay sheegen in lagu soo rogay

Wasiirka ayaa waxaa uu si cad u sheegay in isaga oo ah wasiirkii madaxtooyadu aanu ogeyn cashuurahaas dheeradka ah ee lagu soo rogay shirkadaha sharabka iyo biyaha isla markaana ay tix galin doonan cabashada masulyiinta shirkada SBI ka soo yeedhay oo ay u gar niqi doonan dawlada hoose iyo shirkada iyaga oo dhex ah

 

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in siyaasada xukuumadiisu ay tahay in gacansiga iyo wax soo saarka dalka la dhiiri galiyo isla markaana la koriyo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
Latest News