Hargeysa (Saxilnews):- Kominshanka doorashooyinka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaqeen in maalinta Sabtida ah oo ay bishu tahay 21.10.2017 uu si rasmi ah u bilaabi doono olaluhu
Olalaha ayaa waxaa uu bilaabmi doonaa 6 subaxnimo w axaana uu dhamaan doonaa 6 habeenimo
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=nMPWyZS1ZXE