Saxilnews.com
Daawo:-Kominshanka Doorashooyinka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Wakhtiga Olalaha Doorashadu Bilaabmi Doono Iyo Sida Loo Kala Leeyahay
October 19, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Kominshanka doorashooyinka Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah ugu dhawaqeen in maalinta Sabtida ah oo ay bishu tahay 21.10.2017 uu si rasmi ah u bilaabi doono olaluhu

Olalaha ayaa waxaa uu bilaabmi doonaa 6 subaxnimo w axaana uu dhamaan doonaa 6 habeenimo

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News