Hargeysa (Saxilnews):- Ciidamada Booliska Somaliland gaar ahaan kuwa nabad galyada wadooyinkaayaa waxaa ay magaalada caasimada ah ee Hargeysa ay ka bilaabeen hawl galo ay bar tilmaameysanayaan dadka aan heysanin sharciga gaadhi wadista .
Taliyaha guud ee ciidamadaasi oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in uu hawl galadani ay socon doonan isla markaana waxaa uu wadayaasha gadiidka kula dar daarmey in ay liiska gaadhi wadista ay qaataan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan