Saxilnews.com
Daawo:-Ciidamada Booliska Oo Hawl Galo Bilaabay Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidankaasi Oo Warbaahinta Uga War Bixiyey
February 25, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Ciidamada Booliska Somaliland gaar ahaan kuwa nabad galyada wadooyinkaayaa waxaa ay magaalada caasimada ah ee Hargeysa ay ka bilaabeen hawl galo ay bar tilmaameysanayaan dadka aan heysanin sharciga gaadhi wadista .

 

Taliyaha guud ee ciidamadaasi oo warbaahinta la hadley waxaa uu sheegay in uu hawl galadani ay socon doonan isla markaana waxaa uu wadayaasha gadiidka kula dar daarmey in ay liiska gaadhi wadista ay qaataan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News