Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha gaadiidka waa weyn ee u shaqeeya shirkadaha sharaabkaiyo biyaha keena magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalka ayaa waxaa uu ka hadley cashuuro dheeraad ah oo ay ku soo rogtey dawlada hoose ee Hargeysa
Darawalkan ayaa waxaa uu sheegay in baabuurtoodii ay ku cadiban tahay Kaantaroolka bari ee magaalada Hargeysa ka dib markii cashuuro xad dhaaf ah la weydiiyey waxaana uu ku hanjabey in hadii todobaad gudahood arintooda wax looga qaban waayo in ay baaburtooda qoryo saari doonan oo ay duurka gali doonan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=FBFndWjpqXI