Saxilnews.com
Daawo:-” Baaburta Ayaanu Qoryo Saari Doona Oo Walahi Duurka Ayaanu Gali Doona ..” Gudoomiyaha Gadiidka Ku Cadiban Kantaroolka Bari Ee Hargeysa
February 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha gaadiidka waa weyn ee u shaqeeya shirkadaha sharaabkaiyo biyaha keena magaalada Hargeysa iyo magaalooyinka kale ee dalka ayaa waxaa uu ka hadley cashuuro dheeraad ah oo ay ku soo rogtey dawlada hoose ee Hargeysa

 

Darawalkan ayaa waxaa uu sheegay in baabuurtoodii ay ku cadiban tahay Kaantaroolka bari ee magaalada Hargeysa ka dib markii cashuuro xad dhaaf ah la weydiiyey waxaana uu ku hanjabey in hadii todobaad gudahood arintooda wax looga qaban waayo in ay baaburtooda qoryo saari doonan oo ay duurka gali doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News