Cali-guray Oo Si Faah-faahsan Uga Hadlay Taariikhda Xisbiga KULMIYE Iyo Waayihii Adkaa Ee Ay Soo Wada-mareen Madaxweyne SIILAANYO Iyo Qaar Ka Tirsan Xubnaha Wasiiradda Ah Ee Ay Hadda Iska Soo Hor-jeedaan

0
20

Hargeisa (SAXILNEWS)_Subaxnimadii maalintii ugu dambaysay diiwaangelinta ururada oo ahayd maalintii aanu Kulmiye diiwaangelinay waxanu isugu nimid guriga Axmed Silanyo, Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ahaa Gudidii Xasuuqa oo ahayd hawl ka baxsan kana madaxbanaanayd siyaasadda, Hadana ixtiraam uu u hayay Axmed Siilaanyo markii uu ka codsaday inu la saxeexo diiwaangelinta Urur Siyaasadeedka wuu diidi kari waayay, Waxa aanu kulmiye ku sugnaa maalintaasi in mudada diiwaangelintu ay ka xidhanto, waxanu ku fakaday wakhti ka yar “Saddex Saacadood” waayo waxay xidhantay 12:00 duhurnimo. Nasiib-darro, Maantana waxa laga diiday inu xogogaal u noqdo sida loo wado hawlaha ‘Kalfadhiga Golaha Dhexe’ maadaama aanu ka mid ahayn taageerayaasha Muuse Bixi, balse uu taageersan yahay Xildhibaan Axmed Kijaandhe. Markaa hadii aan Xuseen Axmed Caydiid iyo kuwo badan oo kale soo qaato oon idhaahdo Axmed Silanyo nin isagu abaal gala maaha nin guda abaal isaga loo galayna maaha. Markaa wax uu ku dhaamo

 

 

 

BERBERA2002@GMAIL.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here