Hargeysa (Saxilnews)_Warar hadda nasoo gaadhay, ayaa sheegaya inuu kullan qasriga madaxtooyada ku dhexmaray goor-dhawayd Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici iyo isbahaysiga musharixiinta xisbiga KULMIYE oo ay hor kacayeen Ex Wasiir Samaale Iyo Xildhibaan Kijaandhe. maxamed biixi ,xildhibaan xasan cawaale.
Kullankan ayaa ka dabeeyey ka dib markii ay saaka Ciidamada Boolisku hor joogsadeen xaflad balaadhan oo ay masuuliyiintanu ku qabsanayeen Hotel Guluud.
Dhanka kalen Madaxweyne ku-xigeenka ayaa u sheegay masuuliyiintan inay xafladooda qabsadaan,waxaanu sheegay in aan la hor istaagi karin, ilaa inta la gaadhayo shirka Golaha dhexe ee KULMIYE.
Isku soo wada Xoorriyoo samaale kijaandhe, M Biix iyo xasan cawaale ayaa hadda xafladoodii saaka laga hor istaagay ku qabsanaya Hotel Guuleed .
-maxamed ilkacase
saxilnews005@gmail.com
kala soco wararka soo kordha shabakadan