Muqdhisho (Saxilnews)-Xidhiidhiyaha arrimaha gargaarka bini’aadminimo ee qaramada midoobay u qaabilsan Somalia Peter De Clercq ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay dhulka dhawaan laga qabsaday al Shabaab gaar ahaan degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor ee gobolada Gedo iyo Baay, waxaaana uu ku baaqay in gurmad dheeraad ah loo fidiyo dadka ku nool dhulkaasi.
maxamed xasan aadan
saxilnews005@gmail.com