Addis Ababa(saxilnews.com)-Gudida doorashooyinka ee dalka itoobiya ayaa shaaciyay 24 xisbi ooo ay kala noqdeen ogolaanshaha xisbinimohalka ay digniin uga direen xisbiyo kale oo ay ku amreen in ay soo buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay
Xibsiyada digniinta loo diray ayaa waxa ku jira laba xisbi oo ka jira deegaanka somalida oo ay kamid tahay ONF