Saxilnews.com
XUKUUMADA SOMALILAND IYO XADIGA LACAGTA KAGA BAXDA DHINACA AMNIGA!
December 26, 2020 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Dawlada Somaliland ayaa dhaqaalaha dalka inta ugu badan ku bixisa dhinaca Abniga marka loo eego miisaaniyad sanadeedka waxaa lacagta ugu badan ay ugu jiraan abniga taasi oo suuro galisay in dalka Somaliland ka horumo dhinac abniga.

Dhanka kale xildhibaan cabdiraxmaan cartan oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa ku baaqay dhaqaalaha xukuumadu uqoondayso dhinaca abniga in loo baahan yahay in uu ka muuqdo ciidamada somaliland

COMMENTS
Latest News