Faysal Cali Waraabe Oo Axadda Beri Imanaya Hargeysa Iyo Dacwada Maxkamadda U Taala

0
29

Guddoomiye Faysal, oo ay dacwad ka dhan ahi u taalo maxkamada gobalka Maroodi-jeex, ayaa waxa la filayaa inay taageerayaashiisu aad u soo dhaweeyaan, isagoo Faysal marka uu dalka yimaado ka hadli doono dacwadda maxkamadda u taala.

Xeer ilaalinta ayaa maxkamadda gobalka u gudbisay dacwada ka dhan ah Faysal Cali Waraabe, iyadoo aanay maxkamadda iyo xeer ilaalintu toona weli si rasmi ah uga hadal dacwadaas.

Source:- Geeska

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here