Khilaaf ka dhex taagan xisbiga talada haya ee Australia

0
19
Rai'sal wasaaraha Australia Malcolm TurnbulLahaanshaha sawirkaAFP
Image captionRai’sal wasaaraha Australia Malcolm Turnbul

Malcolm Turnbull ayaa ka badbaaday mooshin kalsoonida lagala laabanayo oo ay u qaadeen xubnaha xisbiga uu ka tirsan yahay, balse ninka kasoo horjeeda ee Peter Dutton ayaa dalbanaya in mar labaad loo codeeyo, asagoo ku kalsoon in hadda uu taageero ka haysto aqlabiyadda xildhibaannada xisbiga talada haya.

Saacadihii ugu dambeeyay ayaa waxaa iscasilay wasiiradda maaliyadda iyo shaqaalaha ee xukuumadda Australia, kuwaasoo doonaya inay ku qasbaan in Malcolm Turnbull uu xilka wareejiyo.

Qaar badan oo ka mid ah shacabka Australia ayaa filaya in isla maanta uu dalkooda yeelan doono ra’iisal wasaare cusub kaasoo noqon doona kii lixaad ee xilka qabta muddo 10 sano gudahood ah.

Cod bixiyayaasha Australia ayaa la yaaban hab dhaqanka siyaasiyiintooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here