Ceel-afwayn(saxilnews)- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Somaliland xukuumadii daahir Riyaale, Axmed Yuusuf Yaasin ayaa waxa uu si adag ula dardaarmay ergada shirka nabadaynta Ceel-afwayn, Isagoo qurba joogta Somaliland uga digay hurinta Colaadaas.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka